DEG DEG:-Qarax Xoogan oo maanta ka dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG:-Qarax Xoogan oo maanta ka dhacay Muqdisho

Qarax Xoogan ayaa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Degmada howlwadaag ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ahaa mid gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa,waxaana lagu dhuftay albaabka laga galo Xarunta,waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan .

ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkii maanta lagu qaaday Xarunta Degmada Howlwadaag ee Gobolka  Banaadir.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!