DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

weerarkaasi argagixiso, inkasoo weli la maqlayo rasaas goos goos ah oo ay isweydaarsanayaan dableyda iyo ciidamada ammaanka.

Baarka la weeraray ayaa la rumeysanyahay iney ku sugnaayeen dad rayid ah oo halkaasi ka cunteynayay, waxaana weli socda howlgalka lagu xaqiijinayo amaanka goobtaasi.

Dadka dhaawaca waxaa ka mid ah Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!