DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Read Time:26 Second

Qaraxa xoogan oo goor dhow ka dhacay isgosyka Dabka ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lagu soo warramayaa in uu ahaa mid ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaas oo ku qarxay agagaarka saldhigga degmada Booliska Waabari ee G/Banaadir.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa jira, waxaana haatan socda gurmad ay fidinayaan gaadiidka Ambalaasta.

Waa qaraxii labaad oo magaalada Muqdisho ka dhacaya, iyadoona barqanimadii hore ee maanta gaari uu lahaa taliyaha nabad sugida qeybta Galmudug uu ku qarxay agagaarka Isgosya shaqaalaha dhanka degmada Hodan ee gobolka Banaadir

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.