DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Read Time:16 Second

Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa Qarax xogan oo laga maqlay qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir uu ka dhacay Caasimada Soomaaliya.

Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Kala soco www.mareeg.com waxii warkan ku soo kordha.

 

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %