DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho
Qarxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhow waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Goobjooge ayaa waxuu sheegay in Qaraxa uu ka dhacay nawaaxiga hoteelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho.
Wararka qaar ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro kala duwan oo ka dhashay Qaraxa.
Comments are closed.