DEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo qiic iyo uuro laga arkayay, waxaana qaraxan uu dhacay xilli lagu jiray salaada Maqrib.

Sida ay sheegayaan wararka qaraxan ayaa ku beegan bartamaha magaalada, inkastoo aan wali ogeyn goobta sida rasmiga ah uga dhacay

La soco wixii warar ee ku soo kordha

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!