DEG DEG:- Qarax xoogan ayaa gilgilay Qalbiga Caasmida muqdisho

Read Time:21 Second

Qarax laga wada maqlay magaalada muqdisho ayaa goor dhaw ka dhacay Qalbiga caasimada.

Meel u dhaw Taalada daljirka Dahsoon Qasaaraha weli lama oga Goobta qaraxa ka dhacay ayaa waxaa laga cabsi qabaa inuu dab ka dhasho Gadiidka Gurmadka deg dega iyo Dab damiska gobolka ayaa gaaray goobta.

Ilawareedyo Goobta ka dhaw ayaa mareeg u sheegay in qaraxa uu yahay gaari lala beegsaday Kontaroolka jilacoow

Waxii kusoo kordha isha ku haay mareeg.com

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.