Deg Deg : Qarax qasaaro geystay oo ka dhacay dhawaan magaalada Muqdisho.

Read Time:28 Second

Gaari ayaa ku qarxay wadad hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Warar hor dhac ah oo ay ayaa sheegayo in uu hal ruux ku dhaawacmay qaraxa.

Illaa hadda lama Oga Shaqsiyaadka lala Bartilmamsaday Qaraxaasi u jeedada loo weeraray iyo Cidda ay ka tirsan yihiin.

Shalay ayey ahayd markii Qarax Gaari loo adeegsaday uu ka dhacay Iridda Hore ee Maqaaxida Blue SKY ee Magaalada Muqdisho.

Weerarada ayaa ku soo beegmaya xilli lagu guda jiro Waqti kala guur ah oo dalka oo dhan looga diyaar Garoobayo Arrimaha Doorashooyinka.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %