DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magalada muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Gaari nooca dagaalka ah oo ay wateen Ciidamada Dowladda Soomaaliya qaraxa miino lagula eegtay inta u dhaxeysa Jaamacadda Simad iyo Warshada Biyaha Caafi ee Wadada Warshadaha.

Khasaaro dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa in uu qaraxaasi geystay,waxana haatan hakad ku jira isku-socodka dadka iyo Gaadiidka ee goobta uu qaraxa ka dhacay

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.