DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
Qaraxan oo ahaa mid xoogan, lagana maqlay qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Caawa waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo weli aan la shaacin wax uu ka dhashay ayaa sida la tilmaamay ka dhacay nawaaxiga Ceel Gaabta ee Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.
Kala soco www.mareeg.com waxii warkan ku soo kordha Insha Allah
Comments are closed.