DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka laga helayo Magaalada Muqdishoa ayaa sheegaya in Qarax xoogan goordhow laga maqlay qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxan oo ka dhashay Gaari waxyaabaha qarxa lagu soo xiray ayaa waxuu ka dhacay wadadda Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho.

Kala soco www,mareeg.com waxii warkan ku soo kordha Insha Allah

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.