
Read Time:18 Second
Qarax loo adeegsaday Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhow waxuu ka dhacay albaabka labaad ee Madaxtooyadda Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan uu ka dhacay bar koontarool ay Ciidamada amaanka ku leeyihiin Xarunta Tiyaatarka Qaranka.
Ugu yaraan 10 Ruux oo ay ku jiraan Askar ayaa ku dhintay tiro kalena dhaawac ayaa soo gaaray, sida Dad goobjoogayaal ay sheegeen.