DEG DEG:-Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG:-Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Wararka hada naga soo gaaraya Xaafada Raadeerka ee Degmada Dayniile ee Gobolka Banadair ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi goordhow uu ka dhacay Qarax Miino ah.

Qaraxa ka dhacay Degmada Dayniile oo ahaa mid Miino ah ayaa waxaa la sheegay in la la damacsanaa Gaari Cabdi Bile ah oo goobta marayay markii Qaraxa dhacaayay sida aan wararka ku helnay.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay Qaraxa, waxaana durbo goobta gaaray Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya.

La soco wixii kusoo kordha Insha allaah

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!