DEG DEG: Qarax GAARI ka dhacay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Read Time:14 Second

Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goordhow Qarax uu ka dhacay Caasimada Soomaaliya.

Qaraxan oo ka dhashay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay Isgooyska Teleex ee Magaalada Muqdisho.

Weli lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay Qaraxa iyo Shaqsiga watay Gaariga qarxay.

 

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.