DEG DEG:- Mid kamid ah madaxweynayaasha afrika Oo Isku day dil laga bad baadiyay.

Read Time:23 Second

muqdisho ( mareeg news ) Waxaa goor dhaw isku day dil ka badbaaday madaxweeynaha wadanka zimbaabi Mr Mnangagwa , dilaka laga badbaadiyay madaxweynaha ayaa lala xiriirinayaa ciidanka malatariga dalka zimbaabi. sidoo kale  Saacado ka hor waxaa isagana sidaa oo kale isku day dil ah  ka bad-baaday RW Ethiopia Dr Abiy Ahmed. oo ciidama gaarka ah ee itoobiya ay kala carareen faagaare uu ugu qudbeeynayay Taageerayaashiisa.

Xaalada wadamada zimbaabi iyo itoobiya aad ayeey ku kacsanthy waxii kusoo kordhaha halkaan kala soco.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %