DEG DEG : Magacyada Xildhibaano ay ka dhex muuqadaan qeeyb kamid ah golaha wasiirada Oo Ku shirsan Muqdisho — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG : Magacyada Xildhibaano ay ka dhex muuqadaan qeeyb kamid ah golaha wasiirada Oo Ku shirsan Muqdisho

muqdisho (mareeg news) wasiiro ka tirsan xildhibaanada golaha baarlamaanka ayaa maanta soi qaban qaabiyay markale kulan ay uga dalbanayaa prof jawaari inuu is casilo.

xildhibaanada waxaa ka dhex muuqday wasiirada Dhalinyarada iyo cayaaraha ,wasiirka maaliyada, wasiir  ku xigeenka wasaarada maaliyada ,wasiirka Dowlaha madaxtooyada, Xildhibaan dalxa iyo xildhibaano kale.

waxeey mar labaad ku celiyeen in uu is casilo Gud jawaari.

jawaari oo xalay ogolaaday in mooshinka laqaado ayeey xildhibaanadan qabsadeen kulan kale oo ay ku dalbanayaan is casilaadiisa.

xaalada halksey ku dambeeyn doonto lama oga saacd kastana waxaa soo if bixi kara is badal.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!