DEG DEG :- Magaca iyo Qabiilka Gudoomiyaha Cusub Ee Bunk dhexe soomaliya( Aqriso )
MUQDISHO:- Waxaa xilka Gudoomiyaha Bannk dhexe ee soomaaliya loo magacaabay Cabdiraxmaan Cabdillaahi oo horey u ahaa la-taliyaha dhinaca dhaqaalaha ee raysal wasaare JFS Hassan ali Khayre.
Horay waxaa wax kabadal lagu sameeyay sharciga bank dhexe oo dood Xoogan ka dhex dhalisay Baarlamaanka Soomaaliya.
Magacaabista muwaadinkan ayaa imaaneeysaa , kadib markii horay loo hadal haayay in Sharciga bank loo badalay si ajnabi loogu magacaabo xilkan Gudoomiyaha Bunk dhexe ee soomaaliya .
Mr Cabdirahmaan cabdulaahi ayaa ah muwaadin kasoo jeedaa Gobolada waqooyiga soomaliya , gaar ahaan gobolka Togdheer.
Comments are closed.