DEG-DEG: Madaxweyne Xasan oo gaaray Dh. Mareeb * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG-DEG: Madaxweyne Xasan oo gaaray Dh. Mareeb

Mareeg.com: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay guddoomiyaha gobolka, Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka, C/raxmaan Odawaa iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa u tegay Dhuusa Mareeb in xal kama dambeys ah laga gaaro halka lagu qabanayo shirka maamul u sameynta gobollada Dhexe.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.