DEG DEG: Madaxweyne Erdogaan oo furay Safaarada Turkiga ee Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Madaxweyne Erdogaan oo furay Safaarada Turkiga ee Muqdisho

Muqdisho (Mareeg)—Madaxweynaha Dowladda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo furay Saxaafada Cusub oo ay dhawaan ka dhisteen Degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho.

 

Madaxweyne Erdogaan ayaa meesha ka sheegay in uu ugu faraxsan yahay furitaanka Safaarada Cusub ee Turkiga ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!