Deg Deg:-Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Lagu Amray Inuu Si Deg Deg Ah Uga
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay gaaray Magaalada Adis’ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu amray inuu si deg deg ah uga baxo Adis’ababa .
Axmed Madoobe ayaa waxaa la sheegay in uu Adis’ababa u tagay in uu kala dhax galo dawladda federaalka Itoobiya iyo maamulka deegaanka Soomaalida ee Cabdi Ileey,balse waxaa la sheegay inuu cadaadis xoog leh kala kulmay dowlada Itoobiya oo u sheegtay in arrintaas ay dowlada federaalka Itoobiya u taallo.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sidoo kale dadaal farabadan waxa uu ku bixinayaa sidii loo dejin lahaa xiisadaas ka taagaan Magaalooyinka Waaweyn ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Comments are closed.