DEG DEG: Ku Xigeenka Ncholas Key Iyo Safiirka Shiinaha Oo Gaaray Magaalada Garowe * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Ku Xigeenka Ncholas Key Iyo Safiirka Shiinaha Oo Gaaray Magaalada Garowe

Wafdi ay Hogaaminayaan Kuxigeenka Xafiiska Qaramada Midooway u qaabilsan arimaha soomaaliya Raisedon Zenenga iyo safiirka Shiinaha ee soomaaliya Wei Hongtian ayaa gaaray magaalada garowe ee xarunta maamulka puntland.

Wafdiga waxaa magaalada garowe kusoo masuuliyiin ka tirsan maamulka puntland.

Ujeedka socdaalka labadani masuul ayaa lagu sheegay sidii ugu kuurgali lahaayeen xaalada amaan iyo mida dhaqaale ee ka jirta deegaanada maamulka.

Dhinaca kale Raisedon Zenenga iyo Wei Hongtian ayaa kulamo la qaadan doona Madaxweynaha maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas waxaana la shaaciyay in ay ka wada hadli doonaan sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka China iyo Puntland.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.