DEG DEG: Kooxo Bastoolado ku hubdeysan Ayaa Goor dhaw dil u geestay askari iyo qof shacab ah
muqdisho (mareeg news ) kooxo hubeeysan ayaa Qof shacab ah iyo nin Askari ayaa goordhow ku dilay dagemada Yaaqshiid gaar ahaan meel u dhow Isgooska Hotel towFiiq.
Goobta dilka uu ka dhacay ayaana aheyd meel aad u mashquul badan
Waxaa Goobta soo Gaaray ciidanka amaanka oo Qaqabtay sida caadada u ah dadka meelaha ka dhawaa Ciidanka ayaa watay 5 qof oo gaari raaxa ah watay kuwaasi oo looga shakiyay inay dilka Geysteen.
Comments are closed.