DEG DEG| Jawaari Oo Is Casilay. — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG| Jawaari Oo Is Casilay.

muqdisho ( Mareeg news) Gudoomiyaha baarlamaanka maxamed shiiq cusmaan jawaari ayaa si rasmi ah isku scasilay waxuuna Waxuj BBC SOMALI u sheegay fiidnimadii caawa, Sida aan kasoo xiganay warbaahinta BBC Somali.

 

Xaalada siyaasada soomaaliya oo aad u cakiraneed maalmahaan ayaa waxaa muuqaneysa hada inuu vuleeyska yaraado lakin waxaa furmay shaqo adag oo ah doorashada gudoomiye cusub.

 

siyaasiyiin badan ayaa ku soo qul qulaya caasimada lamana oga waxa dhici kara iyo cida imaan doonto.



wararkeena dambe ayaad kaga bogon doontaan waxii kasoo kordha warkaan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!