Deg-Deg: Imaam Masjid lagu dhex dilay isagoo salaada cisho dujinaya degmada Xamar Jajab * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Deg-Deg: Imaam Masjid lagu dhex dilay isagoo salaada cisho dujinaya degmada Xamar Jajab

Rag ku hubeysnaa Batoolado, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in caawa degmadda Xamar jajab ay ku dileen Allaha u naxariistee Sheekh Cumar Xuseen Xasan oo loo yaqaanay “Sh. Cumar Yare” oo duruus diini ah ka jeedin jiray Idaacadda Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qatanka Soomaaliyeed ee SNTV.

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in sheekha la dilay isagoo salaada cishaha dujinaya.

Sidoo kale Dadka deegaanka ayaa waxaa ay u-sheegeen idaacadda dalsan in kooxihii dilka geystay in ay isaga baxsadeen goobta, mana jiro war kasoo baxay maamulka degamadda.

madaxda amaanka degmada ayaa sheegay in ay faafaahin ay dhawaan ka bixin doonaan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.