
Read Time:23 Second
muqdisho (Mareeg Newa ) Tiro hoobiyaal ayaa ku dhacay aagga madaxtooyada.
hoobiyaashawaxeey ku dhacayaan Hooyooyinka dhabrka tiyaatarka isgooska sayidka iskooska dabka iyo agagaarka Vila somalia.
Dhawaaqa hoobiyahaashan ayaana laga maqlayaa magaalaga qeebaheeda kala duwan ilaa iyo hadda qasaaraha rasmiga lama ogaan karo maadama ay habeen tahay.
Caawa oo Bisha ramaadaan kow tahay ayaana hoobiyaasha waxay noqonayaan kuwo caada ka ah muqdisho bisha ramadaan.
dhawaan ayeey aaheey markeey xukuumadu diyaarineysay ciidmo isku dhaf ah oo ilaaliyo amaanka caasimada.

About Post Author
Ahmed weheliye Gaashaan
freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com