DEG DEG: Gudoomiye Cawad oo loo diiday in uu galo Garoonka Aadan Cadde — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Gudoomiye Cawad oo loo diiday in uu galo Garoonka Aadan Cadde

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa loo diiday in uu galo garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa u diiday in uu garoonka ka dhaafo Guddoomiye Cawad iyo Wafdigiisa oo dalka dibadiisa u socday.

Waxaa uu sheegay in uu ka baaqday Safar uu socday ka dib markii loo diiday in uu garoonka ka dhaafo.

Sidoo kale Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa Koowaad Saacaddo badan lagu xanibay garoonka Aadan Cadde.

Ciidamada AMISOM Waxa ay sheegeen in saddex Mas’uul kaliya loo ogol yahay in ay garoonka la galaan ciidamo.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!