Guddoomiye Shiidka oo xilkii laga qaaday (Wareegto)
Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadlleb ayaa goordhow xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Degmada Warsheekh ee Gobolka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Col. Axmed Xuseen Axmed (Shiidka).
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Caadlle ayaa waxaa Degmada Warsheekh loogu Magacaabay Guddoomiye cusub,kaasi oo noqonaya Cumar Maxamed Cumar.
Hoos ka akhriso Wareegtada.
Comments are closed.