Deg Deg: Gaari waxyaabaha qarxa la ciirciiri oo Degmada Xamar Weyne lagu qabtay

Read Time:21 Second

Ciidamada Amaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in goordhow ay ku qabteen Gaari la sheegay in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa xaqiijiyay Gaarigaasi la qabtay, islamarkaana haatan lagu wado baaritaan.

Labo cisho ka hor ayey aheyd markii Gaari laga soo cabeeyay waxyaabaha qarxa uu isku miidaamyay Isgooyska Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %