DEG DEG : Doon ku Gubaneyso Dakada Magaalada Boosaaso

Read Time:21 Second

Boosaaso ( Mareeg News ) magaalada Boosaaso Xarunta gobolka Bari ayaa hadda Doon  ku gubaneysaa.

doonta ayaana la aqoon sababaha ay u gubatay waxayna ku ag gubaneysaa aagga dekadda boosaaso.

Doonta Gubaneeyso Daminteeyda waxaana hadda la tacaalaya shaqaalaha dekadda si ay u damin lahaayeen

gubashada doomaha ayaa ka ah puntland wax aanna ku cusboon tan ayaana ku biiraysa tiro dooma ah oo gubtay

waxii kusoo kordha wararkeena Dambe ayaad uga bogon doontaan.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %