DEG DEG Degmada waaberi oo Caawa lagu weeraray Bam Gacmeed.

muqdisho ( Mareeg ) Degmada waaberi ee gobolka banaadir ayaa caawa kooxo aan lagareeyn waxeey ku weerareen bam gacmeed.

weeraka degmada lagu qaaday waxaa ku dhaawacmay hal askari sida uu Mareeg.com u xaqiijiyay mid kamid ah maamulka degmada.

 

amniga caasimada ayaa habeenadii lasoi dhaafay wanaagsanaa weeraradan lagu qaado goobaha ciidanka iyo xarumaha dowlada ayaa aad ugu bata caasimada marka lagaaro bisha ramadaan.

xukuumada oo sameeysay ciidan iaku dhaf ah weli ciidankaas shaqo leysku haleey karo kama qaban caasimada.