Deg Deg:-Darawal Mooto oo Goordhow ku geeriyooday Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Deg Deg:-Darawal Mooto oo Goordhow ku geeriyooday Muqdisho

Nin dhalinyaro oo kaxeynaayay Mootada nooca loo yaqaan Fekon oo Xawaare xoog leh uu ku waday, ayaa ku gadoontay wadada 21-October ee Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan meel ku dhow wadada jaayga ee Airopr-ka looga leexdo, kadibna dhulka ayuu ku dhacay oo maskaxda ayaa qaraxday, sidaasina ayuu ku geeriyooday.

Allaha u naxariisto Marxuumka, ayaa goor dhaweyd maydkiisa laga qaaday goobta,iyadoona maskaxdiisa dhulka ay ku qaraxday.

Inta badan dhalinyarada wada Mootada ayaa waxaa soo gaara dhibaatooyin kala duwan,taasi oo sabab u ah markii Wadooyinka Magaalada ay socdaan ayaa waxa ay Mootada u wadaan si xoogle ah.

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!