DEG DEG: Dagaal Xoogan oo Saaka ka socda Magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Mareeg) — Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu Sunna iyo Ciidamo daacad u ah Sarkaal ;agu magacaabo Liibaan Madaxweyne oo ka tirsanaa militariga Dowladda Soomaaliya ayaa waxuu ka socdaa Xaafado ka tirsan Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Dagaalkan oo Xalay soo bilaawday ayaa weli waxu ka socdaa Magaalada Dhuusamareeb, iyadona labada dhinac ay isugu adeegsanayaan hubka waaweyn iyo midka cuslus.
Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay Dagaalkaasi maadaama Dagaalka uu weli socdo.
Comments are closed.