DEG DEG: Dab ka kacay Suuqa ugu weyn ee Muqdisho

Read Time:28 Second

Wararka inaga soo gaaraya suuqa Bakaaraha gaar ahaan Agagaarka Suuqa Cabdalla Shideeye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay Dab khasaare geystay.

Goobjooge ayaa sheegay Dabka in uu geystay khasaare hantiyadeed, sidoo kalena laga cabsi qabo in uu ku sii fido goobaha Ganacsi ee halkaasi ku dhow.

Dabka ayaa ka bilowday Dabaqa Al-Khaliij oo ku dhex yaalla Suuqa Cabdalla Shideeye.

Gaadiidka Dab damiska ayaa waxa ay gaareen goobta uu Dabka ka kacay, si ay u damiyaan Dabkaasi kacay, si uusan u geysan khasaare kale oo dheeraad ah.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.