DEG DEG :- Daawo Shil argagax leh oo ka dhacay muqdisho

Read Time:43 Second

Muqdisho ( mareeg news ) Shil qasaare geestay ayaa goor dhaw ka dhacay caasimada soomaliya ee muqdisho sida aan wararka ku heleeno shilka waxuu ka dhacay inta u dhaxeysa isgoosyada Hol-wadaag iyo bakaaraha , Shilka nuucaan ah ayaa baryahaan dambo kusoo badanaya magaalada , Taliska booliska qeybtiisa ilaalada wadooyinka oo todobaadkii lasoo dhaafay ka war bixiyay xalaada shilalka muqdisho ayaa sheegay in ay soo kor dhayaan shilaka caasimada tasoo sabab u ah gawaarida oo badatay iyo xirfada wadayaasha oo aan aheeyn sidii loo baahna , Wadadan uu hada shilka ka dhacay malaha wax Taraafik ah , kadib markii bilihii lasoo dhaafay askari kamida ciidanka ilaalada wadooyinka lagu dilay Isgooska bakaaraha Sawirna laga qaaday.

HALKAAN KA DAAWO

Wadooyinka Wadnaha , sodonka iyo warshadaha oo aan taraafik laheeyn ayaa ah kuwa ay bulshada ku xayirmaan saacado badan nidaam la’aanta ka jirta darteed.

 

Waxii warar ee kusoo kor dha arinta halkaan kala soco.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %