DEG DEG| Daawo Gudoomiye muudeey” Jawaari Sharcigii dalka Ayuu Dumiyay”
muqdisho ( mareeg news ) Xasarada u dhaxeysa xildhibaanada baarlamaanka federalka soomaliya oo cirka isku shareetay kulankii maanta loo madalsanaa uu baaqaday dhinac walba uu dhinaca kale ku eedeeynaayay inuu sabab u yahay xasarada sharcigana ay duminayaan ayuu Gud ku xigeenka koowaad ee barlamaanka federalka somaliya Cabdi wali shiiq ibraahim mudeey waxuu goordhaw saxaafada kula hadlay magaalada muqdisho.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
Comments are closed.