DEG DEG: Daawo Gud Muudeey Oo isugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka Iyo Mooshinka Oo …..

Muqdisho (Mareeg News) Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Federaalka soomaaliya Ayaa goordhaw shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa fila hargeeysa ee magaalada muqdisho Gudoomiyaha oo arima dhowr ah ka hadlay ayaa xildhibaanada  baarlamaanka Ugu Baaqay ineey si Deg deg ah u soo xaadiraan xarunta baarlamaanka.

xaalada ayaa u muuqata mid gaba gaba ah.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO