DEG DEG| Daawo: Abdiwali Muudeey Gudoomiye ku xigeenka koowaad Ee baarlamanka Oo Taageeray Mooshinka laga keenay Jawaari….
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee barlamaanka Federaalka soomaliya Abdiwi shiiq ibraahim muudey ayaa Saxaafada Ugu Yeeray Gurigiisa shirka jaraaiid uu qabtay Ayuu ku sheegay in Uu sax yahay mooshinka xildhibaanada ka keeneen Gudoomiye Jawaari lana Qaadi doono codka kalsoonida.
mr muudey hadaa yiri aniga ayaa leh Sharciyada Qaadida codka kalsoonida waana sharci mooshinka ay keeneen xildhibaamada waana la qaadayaa.
xaalada siyaasada dalka ayaa meeshii ugu xumeed mareysa Madaxweynaha iyo RWasaaraha Weli kama hadlin xaalada ka dhex Aloolsan xildhibaanada.
Comments are closed.