DEG DEG : Ciidanka Koofi Gaaduuda iyo Xasilinta Oo La wareegay Xarunta Golaha shacabka iyo xaalada oo aad u kacsan.
Muqdisho ( mareeg news ) ciidamada ilaalada madaxtooyada Iyo kuwa xasilinta ayaa la wareegay guud ahaan xarunta golaha baarlamaanka.
Ciidanka oo aad u qalabeeysan ayaa Xeray dhamaan wadooyinka soo gala baarlamnka, Xaalada magaalada muqdisho aad ayee u kacsantahy kulama gooni gooni ah ayaa u socday xalay iho maanta xildhibaanada.
lawareegista xarunta baarlamaanka waxeey Basiin ku sii shubeysaa mooshinkii laga waday gud Jawaari.
Comments are closed.