Deg Deg:-Ciidamo Kawada Tirsan Xasilinta Oo Ku Dagaalay Muqdisho
Wararka hada an ka heleyno Isgooyska Towfiiq ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi Goordhow ay is Rasaasayn ku dhexmartay Ciidamado kawada tirsan kuwa Xasilinta Caasimadda.
Comments are closed.