DEG DEG: Ciidamadda Dowladda Soomaaliya Oo La Waregay Degmadda Aadan yabaal * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Ciidamadda Dowladda Soomaaliya Oo La Waregay Degmadda Aadan yabaal

Ciidamadda dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya Kuwa Amisom ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Aadan yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wariyaha radio dalsan ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamadda huwanta ay hadda gacanta ku hayaan degmaddaasi.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la xaqiijiyay in degamdda ay isaga baxaan xilli hore oo maanta ah.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More