DEG DEG: Ciidamada DFS iyo kuwa Ajaaniib ah oo Weerar ku qaaday Al Shabaab

Read Time:27 Second

Awdheegle (Mareeg)—War goordhow soo gaaray Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada sida gaarkau tababaran ee Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ajaaniib ah ay Weerar xoogan ku qaadeen xarunmo Xarakada Al Shabaab ay ku leeyihiin Degmada Awdheegle ee Gobolka Sh.Hoose.

 

Dagaal Culus uu u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Ajaaniibta iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxuu hada ka socdaa Degmada Awdheegle.

 

Waxaa la maqlayaa Qaraxyo iyo Rasaas xoogan, inkastoo ay adag tahay in la ogaado khasaaraha maaadaama uu weli Dagaal halkaasi ka socdo.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %