DEG DEG:- Ciidamada Amaanka Oo Soo Af-jaray weerarkii lagu qaaday Wasaarada Arimaha gudaha. — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG:- Ciidamada Amaanka Oo Soo Af-jaray weerarkii lagu qaaday Wasaarada Arimaha gudaha.

Muqdisho ( mareeg News ) Ciidamada ammaanka ayaa wada howl gal ay ku soo afjarayaan weerar Lagu soo qaaday xarunta Wasaaradda Arrimaha gudaha ee u dhow taallada Sayidka.

Ciidamadu waxay ku guuleysteen in ay soo badbaadiyaan dad xarunta wasaaradda ku sugnaa, Waxeeyna wadaan dadaal lagu hubinaayo ineey weli jiraan maleeshiyaad goobta kusugan.

weerarada nuucaan ah oo inta badan ay Fuliyaan Al shabaab ayaa Hada la soo afjaray waxaana socda gurmad iyo gargaar loo fidinayo dadkii ay wax yeeladu kasoo gaartay weerarkan.

wararka waxeey sheegay ineey weerarka ku dhinteen 7 qof halka ay 10 kalana ku dhaawacmeeyn.

Faahfaahinta wixii ka soo kordha weerarkan waan idinla wadaagi doonnaa.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!