Buugii Xaadirinta Xildhibaanada oo la jeexjeexay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Buugii Xaadirinta Xildhibaanada oo la jeexjeexay

Mareeg.com: Wararka horudhaca ah ee ka imaanaya baarlamaanka Soomaaliya oo saaka loo qeybin lahaa mooshin ka dhan ah R/wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xildhibaanadu jeexjeexeen Buuga Xaadirinta Xildhibaanada.

Iyaddoo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanku soo xaadireen, islamarkaana la sugayo inuu soo dhameystirmo kooramka Baarlamaanka ayaa la sheegay in xildhibaano ay jar jareen Buugii imaanshiyaha shaqo ee xildhibaanada laga xaadirin lahaa.

Wariyaasha loogu tala galay in ay soo tabiyaan kulanka baarlamaanka iyo wax walba oo halkaasi ka jira, ayaa lasoo sheegayaa in banaanka ay taaganyihiin, gaar ahaan nawaaxiga barxadda Sayidka.

Wixii soo kordha kala soco Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!