DEG DEG| AMISOM oo la Wareegtay Amaanka Gud jawaari iyo ku xigeenkiisa labaad

Read Time:20 Second

muqdisho (mareeg news) AMISOM oo ku dhawaaqday in ay masuul ka yihiin ammaanka gudoomiye Jawaari iyo aqalka Barlamaanka.

Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya Prof Jawaari iyo kuxigeenadiisa ayaa soo gaaray xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kasoo tagay aqalka Golaha shacabka

Taliyaha Booliska, taliyaha Nisa, Taliyaha asluubta ayaa daqiiqado ka hor ku eedeeyay Jawaari inuu xoog ku qabsaday xarunta barlamaanka

Mooshinkii la rabay in maanta cod la qaado waa lagu kala dareeray.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %