
London ( mareeg News ) Dhaq-dhaqaaqa Alshaabaab ayaa si lama filaan aha uga Waramay Arin maalmihii dambe Baraha Bulshada Qabsatay Arinta oo aheeyd in Kooxdu Ay Dad masaakiin ah Sako ugu qeybisay Gudaha suuqa bakaaraha , dowlada somalia oo arintaan ka hadashay waxeey ku eedeysay siyaasiyiin iyo xildhibaano in ay hadalkaan bulshada ku marin habaabinayaan.
Afayeenka Alshabaab Shiiq cali dheere oo la hadlay warbaahinta afka alshaab ku hadashay ayaa ku sheegay Fariin Muqaal ah oo uu soo duubay in Alshaab aya meel kasta joogaan cid kastana la joogaan, hadalkaan ayaa noqday mid cabsi badan geliyay Bulshada ku dhaqan muqdiaho,