DEG DEG: Al Shabaab oo sheegtay Qarax ka dhacay Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG: Al Shabaab oo sheegtay Qarax ka dhacay Muqdisho

Xoogaga Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada Qarax xoogan oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu beegsaday Koontaroolka hore ee Xarunta Booliska Janaraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa ka dhacay ka soo horjeedka xerada ciidamada police-ka ee loo yaqanao Iskool-Buluusiyo, waxaana lala goob ay isugu imaadaan Saraakiil iyo Askar.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.