DEG DEG:-Al Shabaab Oo Caawa Weerar Ku Qaaday Degmada * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DEG DEG:-Al Shabaab Oo Caawa Weerar Ku Qaaday Degmada

Wararka aan ka heleyno Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegaya in halkaasi Caawa Al Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Balcad ,iyadoo ay sababtay madaafiicdaasi Khasaaro kala duwan.

Waxaa la sheegay madaafiicda qaar in ay ku dhaceyn  meel ku dhow Saldhig Ciidamada AMSIOM ay ku leeyihiin Xaafada Xaawotaako ee Degmada Balcad ,waxaana Ciidamada AMISOM ay ku jawaaben sagaal madfac oo aan la ogeyn Khasaaraha ka dhashay maamada ay tahay xili habeyn.

Dadka Deegaanka Degmada Balcad ayaa sheegay in Caawa Degmada laga maqlay dhawaqa madaafiic iyo rasaas daba socotay,waxaana ay sheegeen in xabsi ay Caawa ka jirto Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ilaa iyo hada lama khasaaraha rasmi ah ee ka dhashay madaafiicda caawa Al Shabaab la sheegay in ay ku weerareyn Degmada Balcad,

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!