DE DEG : Mooshinkii Laga Keenay Jawaari Oo Fashilmay Iyo Xafiiska Rwasaaraha Oo Raadka Abuulka mooshinka Galay.

Read Time:47 Second

wararka kasoo baxayaa xildhibaadana golaha shacabka ayaa Isoo Taraya I Xildhiibano hor lehna Si kulul ayeey uga hadleen  Xaalka taagan.

Xildhibaan Abuukaato Waxaan Shacabka Soomaaliyeed u xaqiijinaynaa in mooshinkii Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari laga keenay saaka uu ku jabay sharciyadii, buuxina waayey kooramkii looga baahnaa in Gudoomiyaha Golaha Shacabka codka kalsoonida loo qaado.

Tirada xildhibaanada Mooshinka keenay 107 xikdhibaan waxaana ka laabtay mooshin ka 16 xildhibaan waxaa soo hadhay 91 xildhibaan sidaas darteed ayuu ku jabay mooshinkii maadaama laga rabay 92 xildhibaan.

Si ku cad xeer hoosaadka lagama keeni mooshin kale ilaa 6bil ee soosocoto.

Weerarkii ee maanta xukuumadu ku sooqaaday gudoonka sare ee barlmaanka waa fashilmay anagoo og wasiirada xildhibaanada ah ee baarlamaanka kujiro ee qeyb weyn ka ahaayeen mooshinka ayadoo geed fadhi uu ahaa Raisalwasaare x cali kheyre.

Ujeedkana waxee tahay talaabadii wanaagsaneyd oo uu baarlamaanka ka gaaray Arinkii DP world. Oo uusan ku qancin go’aankaas.

Xildh. Maxamuud Abukaato

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %