Daraasiin ka tirsan dhaawacyada ciidamada Axmed Madoobe oo la gaarsiiyey Gaalkacyo

Read Time:30 Second

Mareeg.com: Ilaa 33 ka mid ah ciidamada maamulka JUBA ee shalay lagu dhaawacay dagaalkii Alshabaab kula wareegeen Jazeeradda Kudhaawaa ee gobolka Jubada Hoose ayaa maanta laga dejiyey garoonka diyaaradaha Gaalkacyo si halkaas loogu daweeyo.

Askrataan dhaawaca ah ee la geeyey Gaalkacyo ayaa qaar ka mid ah aad u liitaan sida uu sheegay dhaqtar ka tirsan Isbitaalka magaalada, wuxuuna xusay iney dedaal ku bixiniyaan sidii loola tacaali lahaa xaaladooda caafimaad.

Arrintaan ayaan muujineysa sida maamulka Juba uusan kalsooni ugu qabin Isbitaalada magaalada Muqdisho, iyagoo dhaawacyo markii 2-aad ay ka qaadeen Kismaayo dulmarsiiyey Muqdisho, kadibna ka dejiyey Gaalkacyo.

Mareeeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %