Daawo: Dameero fariin xambaarsan oo lagu soo yaaciyey Nairobi!!! * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Daawo: Dameero fariin xambaarsan oo lagu soo yaaciyey Nairobi!!!

Mareeg.com: Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa saakay lagu arkay dameero lagu soo qarey erayga “Tumechoka” oo micnaheedu yahay “Waan daalnay”.

Ereygan ayaa halkudhag looga dhigay dibedbaxyadii looga soo horjeeday ammaan darrida dalka ka jirto, ee la qabtay bishii tegtay ee November.

Ciidammada dowladda hoose ee Nairobi ayaa markii dambe waddada ka qaaday dameerradaas, waxaana lagu daadgureeyey gaadiid xamuul.

Isha: BBC

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.